
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Saldhigga Booliiska iyo Xarumaha Ciidamada Danab iyo Nabad-sugiddu ay uga suganyihiin Dhuusamareeb
Dhuusamareeb, Khamiis, September 05, 2019 — Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iy










