
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan La Qaatay Bulshada Ku Nool Magaalada Gaalkacyo
Galmudug, Gaalkacyo, Talaado, July 09, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada kula kulmay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudu









