
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeey Xuska Xorriyadda Goballada Koofureed Iyo Midnimada Koonfur Iyo Waqooyi
Dhuusamareeb, Isniin, July 01, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug uga qayb galay munaasabadda xuska









