
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Cadaado Kula Kulmay Hoggaanka Dhaqanka
Cadaado, Khamiis, June 27, 2019 —Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay iyo maanta waxa uu magaalada Cadaado kulamo wadatashi ah kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha










