
Ra’iisul Wasaaraha dalka oo Magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha , Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cal









