
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Kulan Afur ah La Qaatay Shaqaalaha Xafiiska, Uguna Baaqay Gurmadka Dadka Abaaraha Saameeyeen
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan afur ah la qaatay mas’uuliyiinta iyo howlwadeennada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, ayaa ku dhiirrigaliyey dadaalkooda na










