
1,471 maqaal




Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda Qatar
Ra’iisul Wasaare Xamsa

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo furey Istaraatiijiyadda Qaran ee Isdhexgalka Geeska Afrika
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚


Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacab tiro badan kala qeybgalay sanad-guuradda 1-aad ee Waqooyi Bari
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛 𝐭𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐠𝐮𝐮𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐢

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Soo Xiray Shirka Ansixinta Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa si rasmi ah u soo xiray Shirka Wadatashiga iyo Ansixinta Siyaasadda Qaran ee Guriyeynta Soomaaliya, kaas oo labadii maalmood

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Xilka u Kala Wareejiyay Wasiirka Cusub iyo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdif

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Pier Daccò Coppi, iyaga oo ka wada hadl

Golaha Wasiirrada oo ka dooday Qorshaha Hirgelinta Dastuurka, Ansixiyayna Siyaasado iyo Heshiisyo Muhiim ah
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan ayaa looga hadlay Qorshaha Hirgalinta Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ahmiyad weyn u leh hey’adaha dowladd

Ra’iisul Wasaare Xamsa: Dowladda Soomaaliya waxa ay xoogga saartay xoojinta amniga iyo dimuqraadiyadda
Muqdisho, Axad, 10 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay munaasabadda xuska Maalinta Yurub (Europe Day) ayaa ku bogaadiyey Midowga Yur