
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Doorashooyinka, Amniga, Gurmadka Fataadaha iyo Caabuqa Covid-19
Muqdisho, Juun 17, 2021: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlayay Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaada










