
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle iyo Siyaasiyiinta Midowga Murashaxiinta
Muqdisho, Abriil 29, 2021; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulamo la qaatay madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo siyaasiyiinta Midowga Muras










