
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay shir-sanadeedka garsoorka Soomaaliya
Muqdisho, Jannaayo 14, 2020; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay shir-sanadeedka garsoorka Soomaaliya oo ah madal lagu lafa-guro waxyaabihii Garsoorka u qabsoomay iyo caqabad










