
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyey Degmada Cadaado
Cadaado, 17, Diseembar, 2020-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul Wasaa










