
Ra’iisul Wasaare Rooble oo howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal
Muqdisho, Nofeembar 19, 2020; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimad










