
Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka, “Ciqaabta Iyo Mihnadda Saxafinimo Waa Kala Caaganyihiin”
Muqdisho; Arbaco, Agoosto 26, 2020 —-Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed , ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer lagu sameeyay kadib uu s








