
Dowladda Oo Si Dhammeystiran Dib Ugu Fureysa Dalka
Muqdisho; Khamiis, July 30, 2020 —Golaha wasiirrada JFS ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxay ku ogolaadeen in dib loo furo dhammaan adeegyadii loo hakiyay sababo la xariira faafitaanka Feyruska Karoona. Shirka



