
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyey kulanka Amniga Caasimada
𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 , 𝟮𝟮 , 𝗔𝘂𝗴𝘂𝘀𝘁 , 𝟮𝟬𝟮𝟯 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo s










