
Golaha Wasiiradda ayaa meel-mariyey sharciga xuquuqda caruurta Soomaaliyeed
𝗠𝘂𝗾𝗱𝗶𝘀𝗵𝗼 , 𝟭𝟬 , 𝗔𝘂𝗴𝘂𝘀𝘁 , 𝟮𝟬𝟮𝟯 : — Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeed










