
RA’IISUL WASAARE XAMSA OO MADAXWEYNAHA KENYA RUTO KALA HADLAY FUDUDEYNTA DAL-KUGALKA KENYA IYO CIRIBTIRKA KHAWAARIIJTA
𝗗𝗮𝗿 𝗲𝘀 𝗦𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺 , 𝟮𝟲 , 𝗝𝘂𝗹𝘆 , 𝟮𝟬𝟮𝟯 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dar es Salaam kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha










